خيركم من تعلم القرآن وعلمه


About usimamushafici is an online Quran Academy to teach the students of any age, any country and anywhere in the world. We welcome the parents who are woried about Islamic education of their children especially from western countries to come and equip their children with the divine knowledge.
imamushafici is worlds’ best online Quran academy providing the Islamic education to the students of every age. We aim to provide an easy platform to the prospective Quran students for enlightening them with the best possible Quranic understanding in all its forms and manifestations. We have highly qualified and well experienced teaching staff. Our mission is to spread the teachings of Quran all over the world.
Bushaaro bushaaro
Waxaa loogu bushaaraynayaa bulsho wayta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka imaamushafici. duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono hadii allaha yidhaahdo waa sidan soo socota waxaa la guu dhigi doonaa...
Maxaad ka Taqaan mac-hadkanMacahdka .imaamushafici waa Shabakad aad ka baran karto cilmiga diinta adiga oo jooga gurigaaga xafiiskaga, waxna ka dhigan karo caruur iyo waayeelba.Machadka imaamushafici waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan ama ku nool yihiin Soomaalidu. Faahfaahinta Machadka:- Machadkan waa maqal iyo muuqaal toos ah iyada oo la adeegsanayo Internetka Hadaad rabto in aad is qorto Machadka ama aad tijaabisid waxaad u baahantahay:
qaanuunka machadka
|

















